Home

Radio Almis: Wellcome To The English Service Of Almisnews.info ,Broadcoasting From Its News Station Center In Hargesia

admin, May 19, 2012

englis
Warkii Cawa Iyo Radio Almis

admin, May 19, 2012

Warkii Cawa Iyo Radio Almis Oo Idiinka Imanaaya Xaruntiisa Magaalada Hargaysa Waxaa Warka Cawa Inoo Akhrinaaya Wariyaasha Kala Ah Xuseen Xarbi Iyo Cabdi Raxmaan Sheekh Ismail (Shaac Shaaci) war
Xuska 18 May Oo Maanta Si Wayn Loogu Xusay Dhamaan Dalka Iyo Madaxwayne Siilaanyo Oo Khudbad Dheer Jeedi

admin, May 18, 2012

May, 18, 2012- Kumanaan qof oo ka mida shacabka ku nool Magaalada Hargeysa ayaa saaka isugu soo baxay fagaaraha beer Xoriyda,kuwaasoo xusayay maalinta 18-ka May oo ah markii ay Somaliland Soomaaliya i...
Daalo Air line

admin, May 17, 2012

Shirkada Diyaaradaha Daalo Airline
Wasiirka Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Mudane Maxamud Axmed Bare (Garaad ) , Ayaa Maanta Qoraal Uu Soo Saaray Ku Sheegay In Maal In Maalmaha Sabtida Iyo Axadda Ee 19-ka Iyo 20-Ka Bishan May Ay Shaqaaluhu Fasax Ka Noqon Doonaan Shaqiiiyinkooda Xuska Munaasibadda 18- May 18-ka May Awgeed.

admin, May 17, 2012

Wasiirka Wasaarada Shaqada Iyo Arimaha Bulshada Mudane Maxamud Axmed Bare (Garaad ) , Ayaa Maanta Qoraal Uu Soo Saaray Ku Sheegay In Maal In Maalmaha Sabtida Iyo Axadda Ee 19-ka Iyo 20-Ka Bishan  May...
Xubintii Kowaad ee Ucid Isku Taagta Doorashada Golaha Degaanka Oo Maanta Xaflada Balaadhan Qabtay

admin, May 17, 2012

xubintii Kowaad ee Ucid isku Taagta Doorashada Golaha Degaanka Oo Maanta Xaflada Balaadhan Qabtay Dad Aad Utiro Badan Oo aan Lasoo Koobo Karayn ka koobnaa Cuqaal,Xildhibaano Iyo Teegarayaal baaxad leh...
Wasiirka Wasaarada Waxbarashadu Maka Warhaysaa Halkay Ku Danbayso Lacagta 10000 Ee laga Jaro Macalinka Laguna Magacaabo Taakulada Macalinka Tabaalaysan

admin, May 17, 2012

Wasiirka wasaarada waxbarashada  waxan odhanlahaa lahaa maka warhaysaa Halka ay ku danbayso lacagta laga jaro macalimiinta mushaharka ka qaata wasaarada Taasi oo macalinkasta laga jaro 10000 ...
Cameron oo ka digay Euro

admin, May 17, 2012

Cameron oo ka digay Euro Ra'iisal Wasaaraha Britain ayaa si adag uga digay in lacagta Euro ee ay wadaagaan dalalka Midowga Yurub intooda badan ay halis ugu jirto in ay kacdo, haddii aan dow...
Mudaharaad Ay Soo Abaabuleen Kooxo-Dhaliyaro Iyo Dumar Iyo Caruura Ayaa Ka Dhacay Xaafada New Hargaysa Abaaro 11;30 kii Habeenimo Ee Caawa ,Mudaharaadkaa Oo Laxidhiidhay Shaqaaqadii ShalAy Ka Dhacday Magaalada Hargaysa Gaar Ahaan Xeradii Ciidanka 24 Aad ee Kabista Ee Waax...

admin, May 17, 2012

Mudaharaad  ay  soo  abaabuleen  kooxo-dhaliyaro  iyo   dumar  iyo caruura ayaa  ka dhacay  xaafada  new  hargaysa  abaaro  11;30 kii  habeenimo ee  caawa ,mudaharaadkaa  oo  laxidhi...
Komishanka doorashooyinka Somaliland oo xaruntooda ku qabtay codbixin Tijaabo ah

admin, May 16, 2012

Hargeysa (Almis)-Komishanka doorashooyinka qaranka ayaa maanta xaruntooda ku sameeyay codbixinta doorasho tijaabo ah oo ay ka qeyb galeen 200 oo qof oo laga soo kala dhex xulay qeybaha kala duwan ee b...
Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Qaybgalay Aas Loo Sameeyay Col Axmed Maxamed Halac Oo Maanta Lagu Duugay Magaalada Hargeysa.

admin, May 16, 2012

  Hargeysa (Almis) May, 16, 2012- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa ka qabygalay aas Qaran oo loo sameeyay  Col Axmed Maxamed Halac oo ka tirsanaa saraakiishii c...
Maxkamada Ciidamada Oo Dil Ku Xukuntay 17 Ka Mid Ah Koox Shalay Dagaal Muran Dhul Ka Dhashay Ciidamada Qaranka Kula Gashay Bariga Hargeysa, Kuwo Kalena Xabsi Daa’in Ku Riday

admin, May 16, 2012

  Hargeysa (Almis) May, 16, 2012- Maxakada derajada 1-aad ee ciidamada Somaliland, ayaa goordhaweyd xukuno isugu jira dil, xabsi daa’in iyo rumaan ku riday rag ka mid ahaa koox dabley ah oo ...
Waraysi Gaar Ah Oo Aanu La Yeelanay Mujaahidiin Ka Mid Ah Mujaahidiintii SNM Hadaba Waxaynu Qaybtan Ku Soo Qaadan Doonaa Axmed Ibraahim Maxamed (Wadne) Dhagayso

admin, May 16, 2012

Halkan Ka Dhagayso Waraysigaanu La Yeelanay Qaar Ka Mid Ah Mujaahidiintii SNM Oo Ka Hadlay Xaaladaha Wadanka Uu Maraayo Dawlada Siilaanyo Aad U Dhaliilay Waa Qaybtii Koowaad :  Wadne1 Qaybtii Koow...
Warkii Cawa Iyo Radio Almis

admin, May 15, 2012

Warkii Cawa Iyo Radio Almis Oo Ay Inoo Akhrinayaan Xuseen Xarbi Iyo Cabdi Raxmaan Sheekh Ismail (Shaac-Shaaci) Almis W
Meher Farxaan

admin, May 15, 2012

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland Cabdi Raxmaan Cabdi Laahi Saylici Oo Maanta Shahaadooyin Gudoonsiiyay 1106

admin, May 15, 2012

Madaxwayne ku Xigeenka Somaliland oo Shahaadooyin Gudoonsiiyay 1106 macalin oo ka Qalinjabiyay Shan jaamacadood oo ku yaal Dalka.
Mujaahid Ibraahim Cabdi Laahi Xuseen (Dhagawayne) Oo Ka Sheekeeyay Siro U Qarsoona Siilaanyo Waagay Ahaayen Kulmiye

admin, May 15, 2012

Mujaahid Dhago-weyne waxa uu Madaxwayne Axmed Siilaanyo ku dhaliilay wax ka qabasho la’aanta shaqaaqooyinka Hargeysa (Almis)  Guddoomiyaha urur Siyaasadeedkii Hadhay ee UDHIS Mujaahid Ibraahim Dha...
Dad Shicib Ah Oo Ka Gadooday Dhul Oo Weerar Dhimasha Keenay Ku Qaaday Saldhig Ay Ciidanka Qaranku Daganaayeen Magaalada Hargaysa

admin, May 15, 2012

Ugu yaraan toddobo qof oo ay ku jiraan saddex askari ayaa ku dhintay magaalada Hargeysa, markii iska hor imaad hubeysan uu dhexmaray saaka ciidamada Somaliland iyo dad shacab ah oo hubeysan.
Dawlada hoose ee caasimada hargaysa oo ku fashilantay doorkii ay ku lahayd wax qabadka bulshada ee ay u xil saaranyihiin

admin, May 14, 2012

Dawlada hoose ee caasimada hargaysa oo ku fashilantay doorkii ay ku lahayd wax qabadka bulshada ee ay u xil saaranyihiin Maamulka dawlada hoose ee caasimada magaalada hargaysa ayaa ku fashilmay doorki...
Gabaygan Jacburka Ah Waxaa Tiriyay Abwaan Maxamed Xuseen Cilmi Waxaanu La Magac Baxay Jacburkani Mala-Awal

admin, May 14, 2012

  Gabay toosan hawraar macaan tixiyo Maansooyin Markan doono waan curin aqaan Waanan tiriyaaye Caawana taladu waa murtiye Dhuuxa midhahayga Adoo maangad laga guuray iyo Me...